Xisbiga cusub ee uu horkacayo Xasan Shiikh oo iska bedelay magacii lagu qabsaday (Akhriso)

Isbedel deg deg ah ayaa lagu sameeyay magaca xisbigii dhowaan looga dhawaaqay magaalada Muqdisho ee uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud. Xisbiga cusub ee Xasan Sheekh ayaa markii hore loo bixiyey: “Midowga Nabadda iyo Dimoqraadiyada” balse waxaa magacaas ku qabsaday oo Dacwad ka keenay Wasiirka Dastuurka maamulka K/Galbeed C/llaahi Sheekh Xasan oo ku … Continue reading Xisbiga cusub ee uu horkacayo Xasan Shiikh oo iska bedelay magacii lagu qabsaday (Akhriso)